Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 5:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin, walaalayaalow, haddii aan anigu weli gudniinta wax ku wacdiyo, maxaa weli la ii silciyaa? Haddaba xumaan-u-qaadashada iskutallaabtu waa dhammaatay.

Galatiya 5

Galatiya 5:10-20