Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xorriyad ayuu Masiixu inagu xoreeyey. Haddaba adkaada, oo mar dambe yaan laydinku qaban harqoodka addoonnimada.

Galatiya 5

Galatiya 5:1-4