Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 3:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma jiro Yuhuud ama Gariig, ma jiro addoon ama xor, ma jiro lab ama dhaddig, waayo, kulligiin mid baad ku wada tihiin Ciise Masiix.

Galatiya 3

Galatiya 3:23-29