Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sharcigu miyuu ka gees yahay ballamadii Ilaah? Ma suurtowdo, waayo, haddii sharci wax noolayn kara laysa siiyey, sida runta ah, xaqnimada waxaa laga heli lahaa sharciga.

Galatiya 3

Galatiya 3:12-22