Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ballamada waxaa loo qaaday Ibraahim iyo kii ka soo farcamay. Lama odhan, Kuwa ka soo farcamay sida kuwa badan, laakiinse sidii mid keliya, oo ah kan ka soo farcamay, kaas oo ah Masiixa.

Galatiya 3

Galatiya 3:8-20