Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In alla intii shuqullada sharciga isku hallaysaa, inkaar bay ku hoos jiraan; waayo, waxaa qoran, Waa inkaaran yahay ku kasta oo aan ku sii soconin inuu sameeyo wax kasta oo ku qoran kitaabka sharciga.

Galatiya 3

Galatiya 3:2-19