Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwii loo maleeyey inay sharaf leeyihiin (wax kastoo ay ahaayeen, waxba igama gelin; waayo, Ilaah dadka wejigiisa uma kala eexdo) waxaan leeyahay, Kuwii sharafta lahaa waxba iguma ay darin.

Galatiya 2

Galatiya 2:2-15