Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa badan oo asaaggay ah oo aan isku waddan nahay ayaan kaga hor maray diinta Yuhuudda, anigoo aad iyo aad ugu adag xeerarkii awowayaashay.

Galatiya 1

Galatiya 1:6-23