Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma waxaan haatan is-oggolaysiinayaa dadka mise Ilaah? Mise waxaan doondoonayaa inaan dadka ka farxiyo? Haddaan weli dadka ka sii farxinayo, ma aanan ahaadeen addoonkii Masiixa.

Galatiya 1

Galatiya 1:8-20