Kitaabka Quduuska Ah

Filemon 1:22-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

22. Isla markaasna ii diyaari meel aan ku hoydo; waayo, waxaan rajaynayaa in baryadiinna laygu kiin siiyo.

23. Waxaa ku soo salaamaya Ebafras oo xagga Ciise Masiix maxbuus ila ah,

24. iyo Markos, iyo Aristarkhos, iyo Deemaas, iyo Luukos, kuwaas oo ila shaqeeya.

25. Nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix ruuxiinna ha la jirto. Aamiin.