Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 9:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Butros kacay oo raacay iyagii. Oo kolkuu yimidna, waxay geeyeen qolladdii sare; carmalladii oo dhammina waa ag taagnaayeen iyagoo ooyaya oo tusaya garbageliyaashii iyo dharkii Dorkas samaysay intay la joogi jirtay iyaga.

Falimaha Rasuullada 9

Falimaha Rasuullada 9:36-43