Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 9:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas darteed kiniisaddii ku tiil Yahuudiya iyo Galili iyo Samaariya oo dhan nabad bay lahayd, waana dhisantay oo badatay iyadoo ku socota cabsida Rabbiga iyo gargaarka Ruuxa Quduuska ah.

Falimaha Rasuullada 9

Falimaha Rasuullada 9:24-36