Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkuu Yeruusaalem yimid, wuxuu isku dayay inuu xertii ku darsamo; dhammaantoodse waa ka cabsadeen, maxaa yeelay, ma ay rumaysnayn inuu xer yahay.

Falimaha Rasuullada 9

Falimaha Rasuullada 9:19-32