Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ananiyas tegey oo gurigii galay, oo intuu gacmihiisa dul saaray, ayuu wuxuu ku yidhi, Walaal Sawlosow, Rabbi Ciise oo kuugu muuqday jidkaad ku timid baa ii soo diray inaad araggaaga heshid iyo in Ruuxa Quduuska ahu kaa buuxsamo.

Falimaha Rasuullada 9

Falimaha Rasuullada 9:7-22