Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Kac oo aad jidka la yidhaahdo Toosane, oo waxaad guriga Yuudas ka doontaa nin la yidhaahdo Sawlos oo reer Tarsos ah; oo bal eeg, waa tukanayaaye;

Falimaha Rasuullada 9

Falimaha Rasuullada 9:4-18