Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 8:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuuna u kacay oo aaday; oo waxaana ku soo baxay nin bohon oo Xabashi ah oo amar weyn ka hoos hayay Kandake boqoraddii Xabashida, wuuna u talin jiray maalkeeda oo dhan, wuxuuna Yeruusaalem u yimid inuu Ilaah caabudo.

Falimaha Rasuullada 8

Falimaha Rasuullada 8:17-31