Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Simoon u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga ii barya inaan waxyaalahaas aad ku hadasheen midkoodna igu dhicin.

Falimaha Rasuullada 8

Falimaha Rasuullada 8:15-34