Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sawlosna raalli buu ka ahaa diliddiisa. Oo maalintaas kiniisaddii Yeruusaalem ku tiil aad baa loo silciyey; oo dhammaantoodna rasuulladii mooyaane waxay ku kala firdheen dalalka Yahuudiya iyo Samaariya.

Falimaha Rasuullada 8

Falimaha Rasuullada 8:1-7