Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Butros baa ku yidhi, Ananiyasow, maxaa Shayddaanku qalbigaaga u geliyey inaad Ruuxa Quduuska ah been u sheegtid oo aad qiimihii dhulka qaar la hadhid?

Falimaha Rasuullada 5

Falimaha Rasuullada 5:1-9