Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 5:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo yidhi, Waxaannu aad idiinku amarnay inaydnaan magacan wax ku barin; laakiin bal eega, waxaad Yeruusaalem ka buuxiseen waxbariddiinnii, oo weliba waxaad damacsan tihiin inaad ninkan dhiiggiisii dusha naga saartaan.

Falimaha Rasuullada 5

Falimaha Rasuullada 5:22-32