Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 5:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay taas maqleen ayay, intay aroortii macbudkii galeen, dadkii wax bareen. Laakiin wadaadkii sare iyo kuwii la jiray ayaa yimid, oo waxay isugu yeedheen shirkii iyo duqowdii reer binu Israa'iil oo dhan, markaasay cid u direen xabsigii in kuwii xidhnaa laga keeno.

Falimaha Rasuullada 5

Falimaha Rasuullada 5:14-28