Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, waxaa run ah in magaaladan gudaheeda Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ay la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo dadka reer binu Israa'iil iyagoo ka gees ah Ciise Midiidinkaaga quduuska ah, oo aad subagtay, ay isu urursadeen,

Falimaha Rasuullada 4

Falimaha Rasuullada 4:26-35