Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

dhammaantiin ogaada, idinka iyo dadka reer binu Israa'iil oo dhammu, in magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, oo aad iskutallaabta ku qodobteen, oo Ilaah ka sara kiciyey kuwii dhintay, daraaddiis ninkanu isagoo bogsaday halkan hortiinna ah ku taagan yahay.

Falimaha Rasuullada 4

Falimaha Rasuullada 4:2-12