Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 4:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Intay dadkii la hadlayeen ayaa wadaaddadii iyo sirkaalkii macbudka iyo Sadukiintii u yimaadeen,

2. iyagoo ka xumaaday, maxaa yeelay, waxay dadkii bareen oo Ciise ku ogeysiiyeen sarakicidda kuwii dhintay.