Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 28:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay dhexdooda ka heshiin waayeen, ayay kala tageen, Bawlos se wax keliya ayuu ku hadlay, isagoo leh, Ruuxa Quduuska ah si hagaagsan ayuu uga dhex hadlay nebi Isayos markuu awowayaashiin la hadlay,

Falimaha Rasuullada 28

Falimaha Rasuullada 28:16-26