Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkii aannu maalmo badan aayar soconaynay, waxaannu dhib ku nimid Kinidos horteeda, oo dabayshii ayaa noo diiday inaan hore u sii soconno, kolkaasaannu ka hoos marnay Kereetee oo ka hor jeedda Salmoonee.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:1-14