Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxay ku dhaceen meel laba badood isaga darmadaan, markaasaa doonnidii dhulka ku dhufatay; oo dhankeedii hore ayaa meel ku liimbaaday oo waxay noqotay wax aan la dhaqdhaqaajin karin, laakiin dhankii dambe wuxuu bilaabay inuu ku burburo mawjadihii xooggooda.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:36-44