Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii waagu soo beryayay, ayaa Bawlos wuxuu dadkii oo dhan ka baryay inay wax cunaan, oo wuxuu yidhi, Maanta waa maalintii afar iyo tobnaad intii aad sugayseen oo aad iska soomanaydeen, oo aydnaan waxba qaadan.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:24-34