Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay igu tidhi, Bawlosow, ha cabsan; waayo, waa inaad Kaysar hortiisa istaagtaa; oo weliba bal eeg, Ilaah wuxuu adiga ku wada siiyey kuwa kula socda oo dhan.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:23-33