Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkii ay wakhti dheer cuntola'aan sii joogeen ayaa Bawlos dhexdooda istaagay, oo wuxuu ku yidhi, Niman yahow, waxaa idinku habboonayd inaad i maqashaan oo aydaan Kereetee ka soo dhoofin oo helin waxyeelladan iyo khasaaradan toona.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:12-30