Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaannu fuulnay doonni Adramuteyon ka timid oo u dhoofaysay meelaha xeebta Aasiya ku yaal, markaasaannu dhoofnay oo waxaa nala socday nin Aristarkhos la odhan jiray oo reer Makedoniya ahaa oo Tesaloniika ka yimid.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:1-8