Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaannu ku orodnay gasiirad yar oo Kalawda la yidhaahdo dugsigeed, oo annagoo aad u dhibtoonnay ayaan waxaan awood u helnay inaan huurigii aad u xidhno;

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:14-18