Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 27:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu ku yidhi, Niman yahow, waxay ila tahay in dhoofkanu lahaan doono waxyeello iyo khasaaro badan, umana ahaan doonaan shixnadda iyo doonnida oo keliya, laakiin xataa nafaheennu khatar bay ku sugan yihiin.

Falimaha Rasuullada 27

Falimaha Rasuullada 27:9-16