Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 26:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii ay raalli ku yihiin inay ii marag furaan, iyaguba tan iyo horraantii aqoon bay u lahaayeen sidii aan ugu dhaqmi jiray dariiqada diintayada ugu qiiro adag anoo Farrisi ah.

Falimaha Rasuullada 26

Falimaha Rasuullada 26:1-10