Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 26:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Bawlos wuxuu yidhi, Waxaan Ilaah ka dooni lahaa in, haddii ay tahay wax yar iyo haddii ay tahay wax badan, ayan ahayn adiga oo keliya, laakiin in, inta maanta i maqlaysaa oo dhammu, ay wada noqdaan sida aan ahay oo kale, silsiladahan mooyaane.

Falimaha Rasuullada 26

Falimaha Rasuullada 26:27-32