Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 26:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin waxaan horeba ugu sheegay kuwii joogay Dimishaq iyo Yeruusaalem iyo dalka Yahuudiya oo dhan iyo weliba dadka aan Yuhuudda ahayn, inay toobadkeenaan oo ay Ilaah u soo noqdaan, iyagoo samaynaya shuqullo toobad istaahila.

Falimaha Rasuullada 26

Falimaha Rasuullada 26:12-27