Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 26:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaad indhahooda furtid si ay gudcur uga soo jeestaan oo ay iftiinka ugu soo jeestaan, iyo inay ka soo leexdaan xoogga Shayddaanka oo ay Ilaah u yimaadaan, inay helaan dembidhaaf oo ay dhaxal la helaan kuwa quduus lagaga dhigay rumaysadka ay igu leeyihiin.

Falimaha Rasuullada 26

Falimaha Rasuullada 26:9-27