Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 26:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo marar badan ayaan iyaga ku ciqaabay sunagogyada oo dhan, oo waxaan qasbay inay caytamaan; oo intaan aad iyo aad ugu cadhooday, ayaan iyaga ku silciyey tan iyo xataa magaalooyin ajanabi.

Falimaha Rasuullada 26

Falimaha Rasuullada 26:7-13