Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haddii aan xumaan falay oo aan galay wax dhimasho istaahila, geeri diidi maayo; laakiin waxyaalahan ay kuwanu igu dacwaynayaan haddii aan wax run ah lagu arag, ninna iima gacangelin karo iyaga. Waxaan u ashtakoonayaa Kaysar.

Falimaha Rasuullada 25

Falimaha Rasuullada 25:8-13