Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 24:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu kala hadlayay xaqnimada iyo iscelinta iyo xukunka imanaya, ayaa Feelikos cabsaday oo u jawaabay oo ku yidhi, Haatan iska tag; oo markaan wakhti wanaagsan helo ayaan kuu yeedhan doonaa.

Falimaha Rasuullada 24

Falimaha Rasuullada 24:23-27