Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 24:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan xagga Ilaah ka rajaynayaa waxyaalaha ay kuwan qudhooduba filanayaan, waana inay jiri doonto sarakicidda ay kuwa xaqa ah iyo kuwa aan xaqa ahayn soo sara kici doonaan.

Falimaha Rasuullada 24

Falimaha Rasuullada 24:9-25