Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bawlosna wuxuu ku yidhi, Walaalayaalow, anigu ma aan garanaynin inuu wadaadkii sare yahay; maxaa yeelay, waxaa qoran, Waa inaanad wax shar ah kaga hadlin nin dadkaaga u taliya.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:1-11