Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kaasoo aan markaas gartay inay isaga ku dacweeyeen su'aalo ku saabsan sharcigooda, laakiin inaan lagu ashtakayn wax uu ku istaahilo in la dilo ama in la xidho.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:26-31