Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba yaanay ku oggolaysiin; maxaa yeelay, waxaa isagii gaadaya kuwa ka badan afartan nin oo iyaga ka mid ah, kuwaasoo nidar galay inayan wax cunin, waxna cabbin ilaa ay isaga dilaan; haddana diyaar bay yihiin, iyagoo ballanqaad kaa filanaya.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:15-29