Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa sirkaalkii sare gacanta ku qabtay isagii oo gees ula leexday oo gooni ahaan u weyddiiyey isagoo leh, Waa maxay warkaad qabtaa inaad ii sheegtid?

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:15-21