Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay u yimaadeen wadaaddadii sare iyo waayeelladii, oo waxay ku yidhaahdeen, Nidar weyn ayaannu wada galnay, oo waxaannu isku dhaarsannay inaannan waxba dhadhamin ilaa aannu Bawlos dilno.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:4-22