Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidatan ayay iigu markhaati furayaan wadaadka sare iyo waayeelladii oo dhammuba, kuwaasoo aan warqado uga helay walaalaha, oo aan Dimishaq u sodcaalay inaan kuwa halkaas joogayna, iyagoo xidhxidhan, Yeruusaalem keeno si loo ciqaabo.

Falimaha Rasuullada 22

Falimaha Rasuullada 22:1-6