Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 22:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa sirkaalkii sare u jawaabay oo ku yidhi, Waddaninimadan waxaan siistay lacag badan. Laakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu reer Rooma ayaan u dhashay.

Falimaha Rasuullada 22

Falimaha Rasuullada 22:24-29