Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 22:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid la odhan jiray Ananiyas, oo nin cibaadaysan ahaa sida sharcigu leeyahay, oo ahaa mid Yuhuuddii halkaas joogtay oo dhanba marag wanaagsan u furtay,

Falimaha Rasuullada 22

Falimaha Rasuullada 22:5-17