Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 22:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan ku idhi, Maxaan sameeyaa, Rabbiyow? Kolkaasaa Rabbigu igu yidhi, Kac oo Dimishaq gal; meeshaasaana laguugu sheegi doonaa waxa ku saabsan waxyaalihii lagu amray inaad samaysid oo dhan.

Falimaha Rasuullada 22

Falimaha Rasuullada 22:8-12